Trade now accounts for over 60 per cent of global GDP, and liberal democracies have sprouted across the world. Of course, the ...
The United Kingdom announces a further funding to support the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) to bolster ...
Wefdi ka socda dowladda Masar oo maalgashanaya dekedaha Soomaaliya ayaa ku soo wajahan magaalada Muqdisho sida uu shaaciyay wasiirka Qorshaynta Soomaaliya Maxamuud Cabdiraxmaan Beene-beene. Wasiirka ...
Dowladaha Masar iyo Jabuuti ayaa kala saxiixday heshiis qandaraas heerkiisu sarreeyo oo ku saabsan dhismaha xarun Quwadda laga dhaliyo Cadceedda taasi oo laga dhisayo Jabuuti. Heshiikani oo lagu kala ...
Guddoomiyaha Ururka ONLF Cabdiraxmaan Maxamed Mahdi ayaa ku baaqay in ay fadhi aan caadi ahayn isugu yimaadaan golaha dhexe ee Ururkaasi. Qoraal ka soo baxay guddoomiyaha Ururka ONLF Cabdiraxmaan ...
Maxkamada sare ee dalka Kenya ayaa diidday codsi ay qareennada madaxweyne ku xigeenka Kenya ku doonayeen in golaha senate-ka laga joojiyo ka doodista mooshinka xil ka qaadistiisa. Xildhibaanada ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay kusimaha Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan. Qoraal ka ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq waxbarasho siisay Arday u dhashay dalka Suudaan oo ku sugan magaalada Muqdisho. Wasaaradda Waxbarashada dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay deeq ...
Xaaladda degmada Badhan ee Gobolka Sanaag oo ay shalay ka dhaceen iska hor-imaad hubaysan iyo muddaharaadyo rabshado wata ayaa saaka deggan. Magaalada waxaa weli ku sugan Rag sheegtay guddiga ...
Sida ay xaqiijisay hay’adda Laanqeerta Cas ee Lubnan, ugu yaraan 21 qof ayaa lagu dilay duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il ku bartilmaameedsadeen guryo ku yaalla waqooyiga dalka Lubnan. Duqeynta ...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa markii u horraysay ka hadlay Xubintii Aqalka Sare ee… Sii akhri ...